Friday, January 2, 2026

Migrationverket: Codsiga sharciga degenaanshaha wuu u furan yahay muwaadiniinta Ingiriiska

0
Sida ay shaacisay Hay'ada Migrationsverket Laga bilaabo 1 Diseembar oo laga joogo shan maalin, muwaadiniinta Ingiriiska iyo xubnaha qoysaskooda waxay dalban karaan deganaansho gudaha...

Xisbiga Vänsterpartiet oo ku celiyay in kalsoonida kala noqonayaan Dowlada Sweden

0
Hogaamiyaha cusub ee xisbiga Bidixda Nooshi Dadgostar ayaa sheegay in wali taagan tahay kalsooni kala noqoshada dowlada Stefan sida ay shaacisay   Sveriges Radios Ekot . sababta...

Isku keenista Qoysaska kala maqan oo Dowlada Sweden ku sameesay isbadal dheeri ah

0
Dowlada Sweden ayaa wada qorshe lagu fududeenayo in leesku keeno qoysaska kala maqan isla markana loo fududeeyo sharuudaha hada ku xeeran marka uu qofka...

SFI kuma Filna Aqoonta Shaqaalaha ka Shaqeeya Goobaha Daryeelka

0
Dawladdu waxay rabtaa inay hesho aqoon heer sare oo dhanka luuqada ah gaar ahaan shaqaalaha daryeelka si loo helo aqoon luqadeed oo wanaagsan. Tani...

Mareykanka oo Xayiraad saaray Xubnaha Shuuciga ee Dowlada Shiinaha

0
Xubnaha ka tirsan Xisbiga Shuuciga Shiinaha iyo xubnahooda qoysasku waxay lahaan doonaan xuquuqo deganaansho oo xaddidan Mareykanka, Wasaaradda Arrimaha Dibadda ee Washington ayaa ku...

Iskuulada Sare ee Sweden oo dib loogu celiyay waxbarashada fogaanta

0
Raiisel wasaaraha Sweden ayaa ardayda dugsiga sare u sheegay in waxbarashada ku dhigtaan qaabka Online-ka ah iyadoo loo eegayo Xaalada Corona iyo Fasaxyada Ciida...

Dhimashada Coronavirus ee Sweden oo kor u dhaaftay 7,000 kun oo Qof

0
Tirada dhimashada Corona ee Iswiidhan waxay kor u dhaaftay 7000. Tani ayaa timid kadib markii 35 qof oo cusub oo cudurka coronavirus loo diiwaan galiyay 24-kii...

Sweden: war laga soo saaray Cabsida laga qabo Talaalka Corona ee bilaabanaya

0
cabsi laga qabo talaalka la filayo in uu ka bilowdo dalka Sweden ayaa keentay in dad badan oo wadanka ku sugan in ay ka...

Dowlada Denmark oo sheegtay Xiliga ay bilaabeyso Talaalka Coronavirus

0
Wasiirka caafimaadka Magnus Heunicke ayaa bogiisa Twitter ku xaqiijinaya, in deenishka ugu horreeya ay heli karaan tallaalka loogu talagalay covid-19 horaanta bisha january. sababta ayaa ah in laba shirkadood...

Booliska Sweden oo xiray Hooyo Wiilkeeda ku xirtay Guriga 28 Sano

0
Haweeney 70 jir ah oo ku nool magaalada Stockholm ayaa la xiray iyadoo looga shakisan yahay inay wiilkeeda xirtay 28 sano, ilaa yaraantiisii.  Markii gabar...