Friday, June 19, 2026

Kalsoonida Stefan Löfven ee Dadweynaha Sweden oo Korortay Mudada Coronaha lagu jiray

0
Kalsoonida lagu qabo Ra'iisul Wasaaraha Stefan Löfven ayaa kordhay xilligii deyrta, in kasta oo mowjad labaad oo Corona ah ay dib u soo laabteen. Isugeyn...

Digniin:- wadooyinka oo maanta iyo bari Simbiriix uu ka jiro

0
Stockholm: Waaxda saadaasha hawada ee Iswiidhan ayaa ka digtay in lagu siibto jidadka ku yaal galbeedka Sweden inta lagu guda jiro maalinta Kirismaska. Sida...

Folkhälsomyndigheten ” Sharciga Corona kuma filna yareenta Faafitaanka Cudurka ”

0
Maamulka Caafimaadka Dadweynaha, oo ka jawaabaya soo jeedinta dowladda ee ku saabsan Xeerka Faafidda Corona, ayay sheegeen in sharcigan uusan ku filnaan doonin xakameynta...

Sweden oo kordhisay Xanibaada Safarka ee Saaran Boqortooyada UK

0
hakinta duulimaadka ee UK ayaa la kordhiyay illaa Sannadka Cusub. Go’aankaas waxaa lagu gaadhay kulan dheer oo ay dawladdu maanta yeelatay. Si kastaba ha noqotee,...

Labo wiil oo walaalo ah oo lagu Xukumay Musaafurin iyo Xabsi daa’in gudaha Sweden

0
Maxkamad ku taal Sweden ayaa maanta xukuntay laba wiil oo walaalo kuwasi oo lagu eedeeyay toogashada loog geestay wiil 19 jir ah oo ay...

Dowlada oo baareysa Waxbarashada SFI ee Dadka waaweyn loogu talagalay

0
Dowlada ayaa qabanqaabin doonta daraasad ku saabsan waxbarashada SFI, Luuqa Swedhishka ee loogu talagalay soo galootiga. SFI-ga, dadka waaweyn waxay ku bartaan barashada iswidhishka. iyadoo...

Dowlada Sweden oo siideesay Haweeney lala Xiriirinayo Kooxda Daacish

0
Haweeney dib ugu soo laabatay Sweden kana soo jeedda deegaanka ay maamusho kooxda ISIS ee Syria, ayaa maanta la siidaayay, kadib markii maalmo ka...

Sweden : Dadka kasoo Safaray UK wixii ka danbeeyay 12 December waa in ay...

0
Boqortooyada Midowday (UK) ayaa dhowaan ku dhawaaqday nooc cusub oo ah fayraska Corona loonga yaqaano SARS-CoV-2. Nooca cusub ayaa noqon kara mid faafa, laakiin...

Sweden oo bilaabeysa Talaalka Cusub ee Corona Maalinta Axada ee Soo Socota

0
Wasiirka arrimaha bulshada, Lina Hallingrin, ayaa ku dhawaaqday in Sweden ay bilaabi doonto talaalka ka hortaga Corona Axada soo socota. Waxay noqoneysaa markii ugu horeysay...

Sweden oo si rasmi u Mamnuucday Safarada uga imaanaya Denmark iyo UK

0
Dowlada ayaa soo bandhigtay mamnuucida safarada ka imaanaya UK kadib markii nooc cusub oo acoronavirus laga helay wadanka gudihiisa kaasi oo saa'id u faafaya,...