Home Wararka Maanta Nin lagu toogtay Xaafada Vällingby

Nin lagu toogtay Xaafada Vällingby

0

Nin ayaa lagu toogtay Xaafada Vällingby arimo la xiriira isku day dhac sida warbaahinta ay shaacisay.

”Qofka dhibka uu gaaray Wuxuu dhaawac ka soo gaadhay jirka sare iyo dhaawac afka ah ” ayuu yidhi afhayeenka bilayska Towe Hägg.

Ma cadda sida daran ee ninku u dhaawacmay.

– Shaqaalaha ambalaaska ayaa durba u fidiyay daryeelka inta uu goobta ku sugnaa ka hor intaanay ninka loo qaadin cisbitaalka.

Falkaasi ayaa booliska soo gaaray wax yar ka hor 5 galabnimo Dhacdada ayaana loo badinayaa in ay tahay isku day dhac. Ma jiro weli qof la qabtay.

– Waxaan raadineynaa laba qof oo dembiilayaal ah , ayuu yidhi Towe Hägg.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here