Home Wararka Maanta Boqorka Sweden ” Waxaan u maleenayaa inaan ku guuldareysanay Musiibada Corona”

Boqorka Sweden ” Waxaan u maleenayaa inaan ku guuldareysanay Musiibada Corona”

0
Foto/TT

Boqorka dalka Sweden Carl Gustaf ayaa aad uga walaacsan xaalada murugsan ee wadanka ka jirta wuxuuna si toos ah u sheegay in Sweden aysan badbaadin wax naf ah mudadii uu socday aafada.

– Waxaan u maleynayaa inaan guuldareysanay. Waxaan haynaa tiro badan oo dhimatay, waana wax aad u xun. Waa wax aan dhamaanteen la xanuunsaneyno, boqorka ayaa ku yiri barnaamij ka baxa TV-ga .

In ka badan 7,000 oo Sweden ah ayaa naftooda ku waayey corona, waana xanuun badan tahay boqorka in dad badani u awoodi kari waayeen inay si wanaagsan u sagootiyaan kuwa ay jecel yihiin.

– Dadka Sweden waxay la kulmeen dhibaato aad u weyn xaaladaha adag. Waa inay noqotaa khibrad culus oo naxdin leh in aan la odhan karin sagootin diiran kuwa awoodin in ay sagootigaan dadkooda, ayuu yidhi boqorka SVT .

Sweden ayaa ugu danbeyn ogaatay in ay dayac badan sameesay mudada uu jiray xanuunka Corona iyadoo dad badan oo waaweel ah ay xanuunka u dhinteen.

Somaliska Stockholm

Xigasho/SVT

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here