Saturday, April 27, 2024

Sweden oo si rasmi u Mamnuucday Safarada uga imaanaya Denmark iyo UK

0
Dowlada ayaa soo bandhigtay mamnuucida safarada ka imaanaya UK kadib markii nooc cusub oo acoronavirus laga helay wadanka gudihiisa kaasi oo saa'id u faafaya,...

Stefan Löfven oo ka hadlay Xiritaanka Xadka Sweden la wadaagto Denmark

0
Raisal Wasaaraha Sweden Stefan oo maanta la hadlay Raadiyaha Sweden Qeybta P3 ayaa sheegay in Sweden aysan meesha ka saareenin xiritaanka Xadka Denmark halkaasi...

Basaska Shirkada Keolis Qaarkood ee Sweden oo Shaqada laga joojiyay maanta

0
iyadoo ay jirto cabsi dhanka Corona isla markana xanuunka uu sii fidiyo ayaa qaar kamid ah Basaska ka shaqeeya wadanka qaarkood laga joojiyay shaqadooda. Ururka...

Sweden oo iska xireysa Safarada uga imaanaya dhanka Wadanka Ingariiska

0
Sweden ayaa hada ku biiraysa safka wadamada xiraya Safarada uga imaanaya UK. Sida uu xaqiijiyay SVT wasiirka arrimaha gudaha Mikael Damberg : - Waxaan diyaarineynaa xayiraad soo...

UK oo laga helay Corona Cusub oo ka dhaqsa badan Faafitaankiisa midka hada jira

0
Dowlada UK Ayaa shaacisay nuuc Cusub oo Corona kaasi oo ka dhaqsi badan faafitaanka midka hada jira waxana laga helay dhoor qof oo wadanka...

Laanta Socdaalka ee Migrationsverket oo ka hadashey Xaalada Qaxootiga ee Sanadkan

0
Wareysi uu bixiyay Mikael Ribbenvik oo ah agaasimaha guud Laanta socdaalka ayuu kaga hadlay Qaxootiga sanadkan iska dhiibay wadanka madama lagu jiro xaalad qaxooti...

Wasiirka Maaliyada Sweden oo sheegtay in taageero dheeri ah loo fidinayo shirkadaha Ganacsiga

0
Wasiirka Maaliyada Magdalena Andersson waxay shaacisay inay jiri doonaan taageero cusub oo loo fidiyo shirkadaha, laakiin ma rabto inay sheegto goorta iyo nooca taageerada...

Sweden oo Sharciyo Cusub iyo Xayiraada dheeri ah soo saartay goor dhow (Afar Qof...

0
Dowlada Sweden ayaa maanta soo saartay Sharciyo Cusub Laga bilaabo 24-ka bishan diseembar oo ku beegan maalinta ciidda Kirismaska ayey bilaaban doonaan xayiraado hor leh...

Xaalada Isbitaalada Sweden oo sii adkaaneysa Xili ay kordheen tirada Dadka u dhintay Corona

0
Dowlada ayaa maanta soo bandhigtay ku dhawaad 100 qof oo u dhintay Corona marka la eego tirada lagu dhawaaqya shalay waxana tirada guud ee...

Sharciyada Cusub ee Qaxootiga Sweden filayaan Sanadka cusub

1
waxaa bilaabanaya fasaxyada wadanka Sweden iyadoo la filayo sanadka cusub ee 2021 oo ay naga xigto mudo 12 maalin oo kaliya. Sanad walbo Dowlada Sweden...