Friday, May 10, 2024

Sharciyada Cusub ee Qaxootiga Sweden filayaan Sanadka cusub

1
waxaa bilaabanaya fasaxyada wadanka Sweden iyadoo la filayo sanadka cusub ee 2021 oo ay naga xigto mudo 12 maalin oo kaliya. Sanad walbo Dowlada Sweden...

Folkhälsomyndigheten ” Haweenka uurka leh ha muujiyaan Taxadar dheeraad ah Convid-19”

0
Haweenka uurka leh waa inay taxaddar dheeraad ah muujiyaan si uusan ugu dhicin cudurka loo yaqaan 'coronavirus', sida ay sheegtay hay'adda caafimaadka bulshada. "Waxaan sii...

Xisbiga SD oo soo jeediyay in Waajib laga dhigo marada Afka

0
Xisbiga SD ee dalka Sweden ayaa maanta Barlamaanka dalka waxa uu ka codsaday in Hay'ada Caafimaadka ee Dalka waajib ka dhigto marada Afka si...

Boqorka Sweden ” Waxaan u maleenayaa inaan ku guuldareysanay Musiibada Corona”

0
Boqorka dalka Sweden Carl Gustaf ayaa aad uga walaacsan xaalada murugsan ee wadanka ka jirta wuxuuna si toos ah u sheegay in Sweden aysan...

Nin lagu toogtay Xaafada Vällingby

0
Nin ayaa lagu toogtay Xaafada Vällingby arimo la xiriira isku day dhac sida warbaahinta ay shaacisay. ''Qofka dhibka uu gaaray Wuxuu dhaawac ka soo gaadhay...

Tirada Dadka cusub ee u dhintay Convid-19 gudaha Sweden oo lasoo bandhigay

0
135 qof oo kale ayaa u dhintay Xanuunka Coronvirus sida ay ku dhawaaqdey hay'ada caafimaadka bulshada ee Dalka Sweden maanta oo Arboco ah. tirada Dhimashada...

Magaalada Göteborg oo laga furay Tunnel Cusub

0
Maanta oo Arbaco ah waxaa magaalada Göteborg laga furay tunel cusub. Waxaa loogu yeeraa Tunnel-ka Marieholm. Tunnelka wuxuu maraa wabiga Göta. Wuxuuna maraa inta udhaxeysa...

Sweden oo Qiratay in ay ku fashilmeen ilaalinta Dadka Waayeelka Xiliga Guga

0
Kadib markii gudiga Corona uu  dhaleeceyn adag u jeediyay dowlada inay ku guuldareysatay inay ilaaliso dadka waayeelka ah istiraatiijiyadooda ay ku wajaheyso Corona, Wasiirka...

Xisbiyada Norway oo ku heshiiyay Sharciyo lagula dagaalamayo Kooxaha Gangiska ee ka jira wadanka

0
Xisbiga Fremskrittspartiet (FRP) ayaa ku biirey xisbiyada dowlada gaar ahaan 9 qodob oo lagu xoojinayo la dagaalanka dambiyada gaangiska iyo danbiyada dhalinyarada ee Norway. Tani...

Raiisel wasaaraha Sweden oo sheegay in Khubarada ay dhayalsadeen Mawjadaha labaad

0
Stefan Löfven, Raiisel wasaaraha Sweden, ayaa dhaleeceyay khubarada wadanka, kuwaa oo uu rumeysan yahay inay si qaldan u fahmeen awooda iyo dhibaatada uu mowjadda...