Home Wararka Maanta Dowlada Sweden oo Xafiisyo badan ka fureysa guud ahaan wadanka

Dowlada Sweden oo Xafiisyo badan ka fureysa guud ahaan wadanka

4
Foto: TT

Dowlada Sweden ayaa bilaabeysa qorsho ay ku dooneyso in ay kordhiso xafiisyada dowlada ee dadka lagu caawiyo kuwaasi oo tirada hada ay dowlada kordhineyso.

Xafiisyada Dowlada hoostaga ee la qorsheenayo in qeybo kale la furo waxaa kamid ah Skatteverket,
Försäkringskassan iyo Arbetsförmedlingen.

– Waxaa nasoo booqday in ka badan laba milyan oo qof sanadkii hore. Laakiin dad badan ayaa u baahan xafiisyo intaasi ka badan, ayay tiri wasiir Lena Micko.

Hadda dowladdu waxay dooneysaa inay ka furto
28 xafiisyo adeeg oo cusub
dalka oo dhan.

Waxay sidoo kale Dowlada rabtaa inay dadku caawinaad ka helaan qeybaha kale ee Hay’ada Dowlada sida CSN,
Kronofogden och Trafikverket..

Somaliska Stockholm

AD

4 COMMENTS

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here