Home Wararka Maanta Sahan: Toogashooyinka oo ku soo badanaya Dalka Sweden

Sahan: Toogashooyinka oo ku soo badanaya Dalka Sweden

0
Foto: TT

Mudo 20-kii sano ee lasoo dhaafay waxaa sweden ka yaraaday dhimashooyinka lakin taasi badalkeeda waxaa ku soo batay toogashooyinka loo adeegsado qoriga.

guud ahaan wadamada Yurub waxaa ku yaraanaya Dilalka nuucaan oo kale ee ku aadan toogashada sida uu sheegayo sahan cusub oo dhawaan lasoo saaray.

tani Waxay muujineysaa sahan ay sameeyeen khubaro ka tirsan hay’adda BrÃ¥ Waxay baarayeen
rabshadaha dadka ay ku dhinteen tan iyo sanadkii 2000.

sweden ayaa ku jirtay xaga hoose marka la eego rabshada salka ku haya rasaasta lakin afartii sano ee laso odhaafay waxay kaalinta labaad kaga jirtaa rabshada guud ahaan qarada yurub waxana ka horeeya wadanka Croatia oo kaliya.

ugu danbeny sanadkan 2021 waxaa sweden ka dhacday toogasho yar marka loo eego sanadkii ka horeeyay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here