Friday, June 19, 2026

Inta ay uurka ku jirtay Ayay qaaday Coronavirus Gabar yar oo Sweden ku dhalatay

0
Gabar yar oo ku dhalatay cusbitaalka Ostra ee magaalada Utbury dhamaadka sanadkii hore ayaa laga helay cudurka loo yaqaan 'Covid-19', kaliya 23 saac kadib...

Sweden oo 20,000 kr Ganaaxeysa Dadka lagu Qabto Banaanbax-yada dhacaya

0
Kadib mudaaharaad sabtidii lagaga soo horjeeday xayiraadaha Corona ee Stockholm, Goluhu wuxuu go'aansaday inuu ilaaliyo maamulka, si loo ganaaxo qabanqaabiyeyaasha banaanbaxa 20 kun karoon, sida uu...

Stockholm oo lagu qabtay Banaanbaxyo looga soo horjeedo Xanibaadaha Cusub ee Coronavirus

0
Boqolaal dad ah ayaa galabnimadii Shalay ku mudaaharaaday Medborgarplatsen oo ku taal bartamaha caasimada Stockholm, si ay uga mudaaharaadaan xayiraadaha ay dowladdu ay soo...

Warbaahinta Sweden oo Shaacisay Qofka lagu tuhmayo Weerar Faas loo adeegsaday oo 7 Qof...

0
Sadex qof ayaa nolol halis ah ku jira kadib markii nin uu faas wata uu ku weeraray Vetlanda iyadoo tirada guud ee dhaawacentay ay...

Kaalmo la siinayo haweenka uurka leh ee aan awoodin inay shaqeeyaan sababo la xiriira...

0
Dawladdu ayaa go’aansatay inay siiso haweenka uurka leh kaalmo haddii aysan shaqeyn karin cabsi ay ka qabaan infekshan ku dhaca Coronavirus, aysan sidoo kale...

Qabowga Sweden oo dib u soo laabanaya mar kale iyo Baraf la rajeynayo

0
 Maalmaha soo socda waxay noqon doonaan qorax, laakiin wali lama gaarin waqtigii la iska dhigi lahaa dharka qaboobaha, maadaama la filayo in heer kulka...

Kiisaska Corona oo ku soo kordhay Yurub, 6 toddobaad ka dib markii ay hoos...

0
Maamulka Gobolka ee Ururka Caafimaadka Adduunka ayaa ku dhawaaqay in tirada infekshannada Coronavirus ay mar kale ku soo kordhayaan Yurub, ka dib lix toddobaad...

Garoonka Diyaaradaha Arland oo lagu Xiray Labo Qof oo lagu qabtay Warqada Corona oo...

0
Xili Dadka ka baxaya Garoonka diyaaradaha Arland looga baahan yahay Warqada tijaabada Corona ayaa dad badan waxay qaataan Warqad cadeen u ah in aysan...

Hay’adda trafikverket oo ku dhawaaqday Tilaabooyin Adag oo lagu ilaalinayo Imtixaanka Teoriga

0
Hay'adda taraafikada ayaa ku dhawaaqday inay bilawday adeegsiga kaamirooyinka ilaalada xarumaha imtixaanka Teoriga , kadib markii ay soo bateen kiisaska qishka imtixaanada. Waxay sheegtay in kaamirooyinka ilaalada ay soo jiidan karaan si ay...

Sweden oo maanta Shaacisay in Mowjadaha Sadexaad ee Corona ay ka bilowdeen Stockholm

0
Dowlada Sweden ayaa maanta Shaacisay in Mowjadaha Sadexaad ee Corona laga Dareemayo Caasimada Stockholm loona baahanyahay Dadaal dheeri ah. Ku simaha Agaasimaha Caafimaadka iyo...