Home News in English Sweden oo soo bandhigtay Qorshaha dib u furista Dalka

Sweden oo soo bandhigtay Qorshaha dib u furista Dalka

0

Dowlada Sweden waxay maanta Soo bandhigtay Qorshaha dib u furista wadanka kaasi oo hadii la helo Sharuudo loo baahanyahay si toos ah loogu furidoono bisha Semester.

Sharaxaad dheeri ah.

Talaabooyinka keeni kara in Dalka dib loo furo ayaa ka kooban Saddex Arimood oo kala ah.

1 heerka Corona in maalinti ugu badnaan uu ku dhacdo 100,000 qof.

2 in dad badan helaan talaal.

3 Deegaanka laga qaadayo Xayiraada in Qeybta Caafimaadka ay tahay mid sareysa oo aan Ciriiri ama dhibaato kale heysan.

Hadii arimahaasi oo dhan ay ku socdaan si feecan Dowlada waxay si caadi ah ugu fureysaa wadanka bisha Semester sida uu sheegay Stefan Löfven.

Go’anka Dowlada ee maanta ayaa imaaneysa iyadoo ay jiraan rabshado ka dhacay Dalka kuwaasi oo Salka ku hayo Xayiraadaha Dalka ka jira.

Tan iyo Markii la helay Talaalka waxaa hoos u dhacay heerka Corona sida maanta ay shaacisay qeybta Caafimaadka.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here