Home Wararka Maanta Skåne: Shaqada ayaa laga Joojiyay Markii ay u sheegtay Maamulaha Shaqada Uurka...

Skåne: Shaqada ayaa laga Joojiyay Markii ay u sheegtay Maamulaha Shaqada Uurka ay leedahay

0
Foto: Johanna Sjöqvist Harland/Sveriges Radio

Shirkad ka shaqeysa gaarsiista Rasshinka (matleveransföretag) oo ku taal Skåne ayaa ka joojisay shaqada Haweeney ku Jirtay Bisha ugu horeysa Tijaabada ee Shaqada Markii ay u sheegtay in ay leedahay Uur.

Ururka Ombudsman ayaa hada dacwad ka dhan ah shirkada la imaaneysa, maadaama hey’adu qiimeyneyso in kiiska uu yahay kiis takoor.

Sida ay sheegtay haweeneyda, ninka madaxda ah ayaa sheegay in aanan la shaqaalaysiin iyada oo aysan shaqeyn karin muddo sanad ah fariin qoraaleed uu u diray haweeneyda ayaa waxaa muuqata in shirkaddu ay ka falcelisay in aysan Haweeneyda Sheegin Uurka Marka Shaqada loo qoray.

Ilaalinta haweenka uurka leh ee nolosha shaqada waa mid aad u xoogan ilaaladaas sidoo kale waxay quseysaa inta lagu jiro shaqaada tijaabada ah, ayey Isabelle Arsova ku tiri qeybta howsha ee DO, war saxaafadeed.

Kiiska waxaa lagu go’aaminayaa maxkamada shaqaalaha oo go’an ka gaareysa.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here