Home Wararka Maanta Wiil dhalinyaro ah oo Lagu toogtay Xaafada Hjulsta ee Stockholm

Wiil dhalinyaro ah oo Lagu toogtay Xaafada Hjulsta ee Stockholm

0
Foto Mikael Fritzon / TT

Xalay waxaa Xaafada Hjulsta lagu toogtay wiil dhalinyaro ah kaasi oo dhaawaca kasoo gaaray weerarka u geeriyooday.

Toogashada kadib waxaa goobta gaaray Ambalaz kuwaasi oo isku dayay in ay badbaadiyaan nolosha wiilkaasi dhalinyarada lakin kuma aysan guuleysan.

Waxaa goobta gaaray Booliska Caasimada Stockholm kuwaasi oo sameeyay baaritaan la xiriir Falka toogashada lakin kuma aysan guuleysa in ay Qof u qabtaan.

Xaafada Hjulsta ayaa kamid ah Xaafadaha ay daganyihiin Somalida waxaana mararka qaar ka dhaca weeraro toogasho oo ay isku geestaan dhalinyarada.

Somaliska  Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here