Home Wararka Maanta Banaanbaxyo ka dhacay magaalooyinka Sweden oo lagu taageerayo Falastiiniyiinta

Banaanbaxyo ka dhacay magaalooyinka Sweden oo lagu taageerayo Falastiiniyiinta

0

Maanta, magaalooyin badan oo Iswiidhish ah waxaa ka dhacay banaanbaxyo lagu taageerayo Falastiiniyiinta oo looga soo horjeedo waxa ka dhacaya Gaza iyo Qudus.

Dad badan oo ku sugan guud ahaan magaalooyinka Wadanka Sweden ayaa iskugu soo baxay barxadaha kala duwan iyago wata calanka Falastiin.

Xaalad adag ayaa ka taagan Xadka Israel iyo Falastiin iyadoo tirada dhimashada Falastiiyiniinta ay mareyso 145 Qof sida uu baahiyay Talafashinka Aljazeera.

Qaar kamid ah Xaruumaha Ganacsiga ee Falastiiniyiinta ayaa dhulka lala simay kadib markii Diyaaradaha Israel ay duqeeyeen.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here