Hadii aad Shaqo raadineyso u wareeg Waqooyiga Sweden ” Wasiirka Shaqada Eva Nordmark
Wasiirka Shaqada Eva Nordmark ayaa ku boorisay dadka shaqo la’aanta ah inay u guuraan Woqooyiga Norrland, iyadoo ku nuuxnuuxsatay inay jiraan shaqooyin badan oo ka...
Wiil Dhalinyaro ah oo lagu toogtay Xaafada Kista ee Caasimada Stockholm
xalay abaaro 02.43 am Waqtiga Sweden ayaa wiil dhalinyaro ah lagu toogtay Xaafada Kista ee Waqooyiga Stockholm.
Toogashada ayaa ka dhacday nawaaxi la daganyahan madama...
Dowlada Sweden oo go’an kasoo saartay Dadka Qaatay Talaalka ee Booqashooyinka doonaya
Dowlada Sweden ayaa maanta soo saartay go'ano cusub ee ku aadan dadka qaatay Talaalka qeybta hore ama labadaba.
Hay'ada Caafimaadka Dadaweynaha oo kaashaneysa Dowlada ayaa...
Haweeney lagu weeraray Xarunta Tareenada ee Linköping oo geeriyootay
Haweeneydii lagu weeraray Xarunta Tareenka Dhexe ee Linköping saaka ayaa dhimatay . Booliska ayaa qabtay nin afartameeyo jir ah oo looga shakisan yahay inuu dilka gaystay. Sida ay tabisay TT.
Booliska ayaa helay 10.53 subaxnimo in...
Go’aanno kala duwan oo laga soo saaray Talaalka iyo Wadamo joojiyay
Waxaa jira dhowr nooc oo tallaal ah oo looga hortago fayraska loo yaqaan 'corona virus'. Qaarkood si fiican ayey u shaqeeyeen. Tani waxay khuseysaa...
Xisbiga Sverigedemokraterna oo doonaya in uu ku biiro dowlada Cusub Sanadka Soo Socda
Xisbiga Sverigedemokraterna ayaa raba in uu ku biiro dowlad cusub doorashada ka dib sanadka soo socda.
Xisbigu maha inuu ka mid ahaado dowladda. Laakiin waxay...
Stockholm Masaajid dib loo furay iyo imaamka Masjidka oo ka hadlay
Mu’asasada muslimiinta ee Växjö ayaa ku dhawaaqday in dib loo furayo masaajidka magaalada , sanad kadib markii loo xiray sababo la xiriira cudurka faafa ee Corona. “Waxaan raaci doonnaa...
Dad badan oo shaqo la’an ku ah Sweden mudo dheer
Dad aad iyo aad u tiro badan ayaa bilaa shaqo ah muddo dheer. Dhawaan 200,000 oo qof oo Iswiidhan jooga ayaa bilaa shaqo la'aan...
Ramadaan Kariim Dhamaan Akhristayaasha ku xiran Somaliska.com
Dhamaan bulshada somaliyed ee ku xiran Warbaahinta Somaliska ayaan ugu hambalyeeneenaa dhalashada bisha barakeysan ee Ramadaan.
Guud ahaan akhristayaasha Somaliska waxaan ugu mahadcelineenaa la socodka...
Sweden Digniinta labaad ee Barafka oo lasoo saaray Gobolada qaar
Duhurnimadii maanta, Hay'ada SMHI waxay soo saartay digniin heerka labaad ah oo ku saabsan duufaan xoog leh oo ku dhufaneysa Gobolka Gävleborg, habeenkii Isniinta.
Khubarada...
















