Home Wararka Denmark Sweden oo Kaalinta 9-aad kaga jirta Wadamada ugu taajirsan Aduunka

Sweden oo Kaalinta 9-aad kaga jirta Wadamada ugu taajirsan Aduunka

1
Photo: Henrik Montgomery SCANPIX TT

Warbixin lasoo saaray dhawaan ayaa lagu sheega tirada Wadamada ugu horeeya caalamka ee dadkooda ugu taajirsan.

Dalka Switzerland ayaa ah Dalka ugu taajirsan Caalamka Dadkooda waxana kaalinta labaad ku jirta Dalka Mareykanka.

Hadaba Dalka Sweden ayaa kaalinta 9-aad kaga jira wadamada Dadkooda ay taajirka yihiin sidoo kale Denmark ayaa kaalinta shanaad ku jirta inkastoo aysan Norway kasoo muuqan liiska.

  • 1 Switzerland: $674,000.
  • 2. United States: 505,000 dollars.
  • 3. Hong Kong: 503,000 dollars.
  • 4. Australia: $484,000.
  • 5. The Netherlands: $377,000.
  • 6. Denmark: .376,000
  • 7. Belgium: $351,000.
  • 8. New Zealand: $348,000.
  • 9. Sweden: $336,000.
AD

1 COMMENT

  1. Somaliska waxaan jeclaan lahaay inaad ka hadashaan xaalada qaxootiga Dalka Belgium sababtoo ah majiraano website ama Facebook ana social media CID ugu hadasha marka fadlan nooga soo daru waa osman oo qaxooti ku ah Belgium ka

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here