Home News in English Xaaskiisa ayuu 40 Mar Tooray ku dhuftay isagoo ku hor dilay ilhameeda...

Xaaskiisa ayuu 40 Mar Tooray ku dhuftay isagoo ku hor dilay ilhameeda ” Xukun ayaa lagu riday Maanta”

0

waxay aheyd mid kamid ah dhacdooyinka ugu naxdin badan markii Aabe Haider Al-Faili oo 46 sano jir ah uu Xaaskiisa ku dilay tooray xili ay daawanayeen Caruurteeda.

Maxkamada ayaa maanta u fadhiistay xukunkiisa waxana ugu danbeyn lagu xukumay xabsi daa’in inta noloshiisa ka dhiman.

Falka Dilka ayaa ka dhacay Flemmingsberg oo ka tirsan Hodinge bishii April Saddexdeeda waxana dilkaasi aad ugu argagaxay bulshada Sweden.

Hooyada Dhashay Virgin oo aheyd Haweeneyda lagu dilay Tooreyda ayaa xukunka kadib la hadashey warbaahinta.

” aad ayaan u faraxsanahay sweden waxaa taala Cadaalad Maxkamada Waxay tixgalisay Codsiga caruurta ”

inta Maxkamada socotay waxaa goobta la keenay Cadeymo badan oo fududeysay Xukunka lagu riday Haider.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here