Home Wararka Maanta Raisal Wasaaraha Sweden oo dib u soo celiyay Wasiiradii hore

Raisal Wasaaraha Sweden oo dib u soo celiyay Wasiiradii hore

0
Photo: Christine Olsson / TT

ugu danbeyn Raisal wasaaraha Sweden Stefan ayaa maanta ku dhawaaqay xukuumadiisa Cusub ee uu soo dhisay.

Liiska Xubnaha Wasiiradaha Cusub ayaa ahaa kuwii hore mana jirin wasiir cusub oo ku jiray.

dhismaha Xukuumada ayaa ka dhigan in dib u soo laabatay dowladii hore isla markana wali ay jirikaraan Caqabadihii hore si loo xaliyo.

khilaafka Dowlada iyo Xisbiyada ayaa ka dhashay kireenta guryaha iyadoo Xisbiyada ay kasoo horjeedeen in shirkadaha loo fasaxo go’an ka gaarista kireenta guryaha.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here