Home News in English War Hada Ah: Stefan Löfven oo mar kale noqday Raisal Wasaaraha Sweden

War Hada Ah: Stefan Löfven oo mar kale noqday Raisal Wasaaraha Sweden

0

Raisal Wasaarihii hore ee Sweden Stefan ayaa mar kale dib ugu soo laabtay xilka kadib markii dhawaan xubnaha Barlamaanka ay kalsoonida kala noqday.

Stefan ayaa xilkaasi ku soo laabtay madama aysan jirin Xisbi kale oo awood u leh in uu dowlada soo dhiso.

Xaruunta Barlamaanka oo ay ku sugnaayeen Xubnaha Barlamaanka ee Xisbiyada ayaa cadeenta ka dhacday waxana mar kale  loo codeeyay in uu xilkaasi ku soo laabto.

ma jirin xal kale oo furan marka laga reebo in wadanka uu doorasho aado taasi oo keeni karta in Dowlada uga baxdo qarash badan oo aysan kasoo kabsan karin xiligan oo lagu jiro xaalad Corona ah.

Dowlada iyo Xisbiyada kale wali maysan xalin arinta ay ka dhalatay khilaafka xilka looga qaaday Stefan ee ku aadan kireynta guryaha lakin waxana la filayaa in sidii hore laga soo wada dibco.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here