Home Wararka Maanta Waxay u socotay Iskuulka si ay uga soo wado Caruurteeda lakin wado...

Waxay u socotay Iskuulka si ay uga soo wado Caruurteeda lakin wado kale ayay ku aragtay isagoo iska socda

0
Foto Janerik Henriksson / TT

Hooyo Winterqvist oo ah Hooyo dhashay labo caruur ah oo 6 sano iyo 5 sano jir ah ayaa ku socotay iskuulka si ay halkaasi ugu soo wado.

inta ay wadada socotay ayay ku aragtay meel dhoor kiilomitir u jirta iskuulka mid kamid ah caruurteeda oo socda.

Waxay sheegtay in marka hore ay ka shakisay kadibna ay ku dhawaatay markaasi ay aragtay in uu yahay mid kamid ah caruurteeda.

Falkan ayaa dhacay todobaadkii hore waxana warkaan laga soo xigtay Trelleborgs Allehanda oo ka tirsan Skåne oo ka tirsan Sweden.

” aad ayaa u naxay waliba u xanaaqay sababta waa in iskuulka aysan isoo wicin iina sheegin in mid kamid ah caruurteeda la layahay.

ugu danbeyn Hooyo Maria ayaa sheegtay in ay ku faraxsatahay in ay wiilkeeda oo lagu magacaabo Colin ay dib u heshay isagoo wax gaarin.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here