Friday, June 19, 2026

Lena Hallengren oo cadeesay in uu ku dhacay Cudurka Cansarka

0
 Wasiirka arrimaha bulshada, Lena Hallengren , ayaa ku dhawaaqday inay bilowday daaweynta kansarka naasaha, tani waxay ku timid wareysi ay siisay TV4. Intii lagu guda...

Sweden: Sharci Cusub oo ku saabsan Dadka Xanuunsanaya ee lacagta laga jaro

0
Dowladdu Sweden ayaa rabta inay bedesho sharciyada kuwa muddo dheer xanuunsanaa oo aan shaqeyn karin iyadoo la badalayo sharciga hore. Dadkaas waa inay ka helaan...

Sharci Cusub oo loogu tala galay Qaxootiga Sweden

2
Dowlada ayaa dooneysa inay wax ka bedesho sharciyada dadka imaanaya Sweden kana yimaada wadamada kale. Waa in loo ogolaadaa oo keliya inay Iswidhan joogaan...

Migrationsverket: Caruurta Waalidkooda heysan Sharciga oo la Musaafurin karo

0
Hay'ada laanta Socdaalka Sweden ee migrationsverket ayaa musaafurineysa caruurta aanan waalidkooda heysan sharciga dalka. Caruurta ayaa noqoneysa kuwa ku dhashay wadankan ee waalikooda heysan sharciga...

Sweden oo Fashilisay Weerar Argigixiso oo ka dhici lahaa Stockholm

0
Intii lagu jiray fasaxii Easter-ka jimcihii la soo dhaafay, Hay'adda Amniga ee Sweden (SÄPO) waxay xireen laba qof oo looga shakisan yahay inay qorsheynayeen inay galaan...

Xisbiga Sverigedemokraterna oo raba in la tirtiro qeyb ka mid ah lacagta kaalmada carruurta

0
Xisbiga SD wuxuu soo jeedinayaa iyadoo la tixraacayo miisaaniyadda guga in la baabi'iyo kabista badan ee qoyska, taasoo ah kabista kaalmada carruurta ee kordhisa...

Sweden oo Lacag dheeri ah ku caawineysa Qeybta Daryeelka Caafimaadka

0
Dowlada ayaa dooneysa inay daryeelka caafimaad siiso todobo bilyan oo koroon oo dheeri ah si loogu qabtay adeega Corona Virus iyo dadka u baahan...

Hooyo Heysata Afar Caruur ah oo lagu dilay Degmada Huddinge ee Caasimada Stockholm

0
Wararka laga helayo Degmada Huddinge gaar ahaan guri ku yaalla Flemingsberg ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay hooyo heysatay afar caruur ah. Hooyada oo Carab...

Maxaa ku soo kordhay Sharciga Cusub ee Soo galootiga Sweden ee Barlamaanka la Horgeenayo

0
Wakaaladda wararka ee Iswiidhan ayaa sheegtay , sida ay ku heshay macluumaad u gaar ah, in sharciga dowladda ee ku saabsan siyaasadda cusub ee soo galootiga uu dib u dhac...

Kiisaska Corona oo ku sii kordhaya Dalka Sweden

0
Cudurka Corona ayaa ku sii kordhaya Iswidhan. Tan iyo shalay, 8,305 kiis oo corona cusub ah ayaa la diiwaan geliyay, maamulka Caafimaadka Sweden ayaa...