Home Wararka Maanta Malmö: 26 sano jir lagu xukumay 16 Sano oo xarig ah

Malmö: 26 sano jir lagu xukumay 16 Sano oo xarig ah

0

Maxkamada Malmö ayaa xukun ka gaartay wiil dhalinyaro ah oo da’diisa lagu sheegay 26 sano jir.

eedeysana oo lagu heesto dilka wiil kale oo 17 sano jir ah ayaa xukunkiisa maanta la riday waxana maxkamada ay ku xukuntay 16 sano oo xarig ah.

inta lagu guda jira xukunka maxkamada waxaa lasii daayay labo qof kuwaasi oo marki hore lagu soo eedeeyay in ay caawiyeen ruuca dilka geestay.

Bishii November ayay aheyd markii Saddex dhalinyaro ah ay toorey ku dileen wiil dhalinyaro ah kaasi oo u dhintay dhaawaca kasoo gaaray falkaasi.

goobta maxkamada ayay ka cadeeyeen in falkasi aysan geysan lakin cadeemaha lasoo bandhigay ayaa maxkamada kaga filnaa go’anka la gaaray.

Somaliska Stockholm

Xigasho/Sverige radio

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here