Home News in English Akhriso: Sweden oo joojisay kuwana khafiifisay Sharciyada horay u jiray ee Corona

Akhriso: Sweden oo joojisay kuwana khafiifisay Sharciyada horay u jiray ee Corona

0
Photo Fredrik Sandberg / TT

Dowlada Sweden ayaa joojisay kuwa kalena khafiifisay sharciyada horay u jiray ee dhanka Corona virus kuwaasi oo bilaabanaya laga bilaabo 1 july.

Sharciyada Corona ee Dowlada joojisay waxaa kamid ah.

Goobaha Maqaayada ayaa u furmidoona sida caadiga ah iyadoo la xirayo 10 fiidnimo.

Dadka tagaya maqaayadaha ayaa loo fududeeyay xayiraadaha waxana loo ogolyahay 8 qof in ka badan in ay fadhiistan kursiga halka maanta 4 qof loo ogolyahay.

Banaan-baxyada ka dhacaya wadanka ayaa loo ogolaaday in ay ku kulmaan in ka badan 1,800 kun oo qof.

goobaha Xafladaha ayaa loo ogolyahay 50 qof hadii markaasi ay heesteen goobo la fadhiisto waxaa loo ogolyahay 300 qof.

goobaha ciyaaraha kubada cagta ayaa loo ogolyahay 3,000 kun hadii markaasi ay heestaan fadhi la fadhiisto oo dhanka garoonka ah.

bartahama bisha July waxaa la sii fududeendoonaa sharciyada kale sida in leeska dhaafo marada afka xiliga buska la raacayo.

 

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here