Home Wararka Maanta Löfven oo mar kale Noqonaya Raisal Wasaaraha Sweden isagoo Dowlad soo dhisaya

Löfven oo mar kale Noqonaya Raisal Wasaaraha Sweden isagoo Dowlad soo dhisaya

0
Photo: TT

Tan iyo 21 june Xaalad siyaasadeed oo aan fadhin ayaa ka jirta Wadanka Sweden kadib markii xilka ama kalsoonida laga ceshtay Stefan Löfven oo ahaa Raisal Wasaaraha Sweden.

Dhacdadaasi kadib waxaa isku day sameeyay Ulf Kristersson si uu dowlad u soo dhiso lakin kuma guuleysan madama uu u baahanyahay Xisbiyo kale oo taageera dowlada waxana uu dib arinta ugu soo celshay gudoomiyaha Barlamaanka.

Ma jiro Xisbi kale oo Dowlad sameen kara taasi oo heli kara taageero xisbiyada kale sidaasi darteed maanta oo isniin ah ayaa la filayaa in uu Stefan soo bandhigo sida uu dowlad u soo dhiso karo si uu dib ugu soo laabto xilka.

Durba xisbiyada qaar ayuu ka heestaa taageero lakin waxa uu u baahanyahay in uu wax ka badalo siyaasadiisa si uu u helo Xisbiyada kale ee dowlada la dhisi kara.

Lasoco waxa soo kordha

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here