Home News in English War Hada Ah: Xaafada Rinkeby oo Qof lagu toogtay Caawa

War Hada Ah: Xaafada Rinkeby oo Qof lagu toogtay Caawa

0

Wararka laga helayo Xaafada Rinkeby ee Waqooyiga Stockholm ayaa ku Waramaya in Halkaasi lagu toogtay Qof.

Dilka ayaa laga war helay abaaro 23:00 waxana Goobta uu Dilka ka dhacay gaaray Ciidan Boolis ah kuwaasi oo sameeyay baaritaan Xoogan.

Waxaa goobta Falka uu ka dhacay sidoo kale Ku dagtay Diyaarad Nuuca Qumaatiga u kaca oo ah Ambulas.

Lama oga Sababta ka danbeysa Toogashada Caawa inkastoo Wararka Somaliska ay heleyso ay sheegayaan in uu yahay Qof Somali ah.

Sida Caadiga ah Xaafadaha Ajaanibta waxaa ka dhaca Toogasho ay isku geestaan Kooxaha Gangiska ee ka jira Nawaaxigaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here