Saturday, May 4, 2024

Isbuuc Gudihiis Toogashadii Sadexaad oo ka dhacday Helsingborg

0
Markii saddexaad muddo toddobaad gudihiis ah ayaa toogasho ka dhacday magaalada Helsingborg ee dalka Sweden. Booliska ayaa la soo wacay wax yar ka dib 23:00...

Dowlada Ingariiska oo soo saartay Sharci Cusub iyo Ganaaxyo lagu muteesan karo Qofka Jabiya...

0
Xukuumadda Raiisel Wasaaraha UK Boris Johnson ayaa mamnuucday isu imaatinka bulsheed ee in kabadan lix qof gudaha England iyadoo lagu dadaalayo sidii loo xakamayn...

Maxaa ku soo kordhay Doorashada Sweden oo lagu dhawaaqayo maalinta.

0
waxaa socota tirinta codadka doorashada sweden oo badankeeda lasoo afjaray waxana hada haray codadka dadka ku sugan dalka dibadiisa oo la filayo in maalinta...

Xisbiyada Sweden oo doonaya in la Xiro Xafiiska Shaqada ee Arbetsförmedlingen..

0
Xafiiska Shaqada ee Sweden oo loo yaqaano Arbetsförmedlingen ayaa la kulmaya eedeyn xoogan kaasi oo sanadihii u danbeeyay soo wajahday. Shacabka Sweden iyo sidoo kale shirkadaha...

Sabuni ” Xaafadaha Dadka danyarta Waan in aysan sii jirin 2030 iyo wixii ka...

0
Waxaa maalintii Axadda magaaladda Västerås ku soo idalaaday shirweynaha qaran ee xisbiga Liberal-ka. Khudbad ay shirka ka jeedisay hoggaamiyaha xisbiga Liberl-ka , Nyamko Sabuni ayaa...

Maxaa Sabab u ah in Sweden joojiso Talaalka Nuuca Moderna

0
Sweden ayaa ku dhawaaqday in ay joojisay Talaalka nuuca Moderna gaar ahaan in lagu talaalo dadka da'dooda ka hooseyso 30 sano jirka. Dhoor sabab ayaa...

Siyaasiyiinta Sweden oo ka Falceliyay Toogasho ka dhacday Malmö

0
Siyaasiyiinta Sweden ayaa si adag uga falceliyay toogashadii ka dhacday suuqa Emporia ee magaalada Malmö galabnimadii Jimcaha. Sida laga soo xigtay Sydsvenskan, ra'iisul wasaaraha Magdalena...

Dooda Xisbiyada Sweden oo noqotay Qaxootiga iyo Amaanka

0
Dood shalay uga qabsoontay xarunta baarlamanka hoggaamiyeyaasha xisbiyada ayey ku soo ban dhigeen aragtiyadooda kala duwan ee xaaladda dalku ku sugan yahay. Doodda oo ey...

Rasmus Paludan oo laga diiday Banaan-bax uu ku qaban lahaa Dalka Sweden

0
Booliska Dalka Sweden ayaa diiday Banaan-bax uu soo qaban qaabiyay Rasmus Paludan oo ah nin ku Caan baxay islaam Naceybka. Ninkan oo dhoor jeer goob...

Dowlada Sweden oo Kordhineysa Waqtiga lagu helo Lacagta Kaalmada Dheerriga ee Guryaha

0
Dowlada Sweden ayaa Qorsheeneysa inay kordhiso Waqtiga lagu Helayo Lacagta kaalmada ee dheeriga taasi oo Dowlada ugu tala gashay Qoysaska dagan guryaha ee laga...