Tuesday, April 23, 2024

Adeega 5G ee Dalka Sweden oo laga Mamnuucay Shirkadaha Huawei iyo ZTE

0
Wakaaladda Iswidhishka ee Boostada iyo isgaarsiinta (PTS) ayaa Macnuucday adeegsiga qalabka shirkadaha isgaarsiinta Shiinaha ee Huawei iyo ZTE in lagu isticmaalo adeega 5G ee...

Raisal wasaaraha Sweden Stefan Löfven oo Madaxweynaha Somaliya kula kulmay Masar.

0
Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaala Soomaaliya Mudane Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa ka qayb-galay Shir Madaxeedka Midowga Yurub iyo dalalka Jaamacadda Carabta oo ka furmay magaalada Sharm...

Toogasho ka dhacay Guriga Dabaq ah oo ku yaal Magaalada Eskilstuna ee Sweden

0
Warbaahinta gudaha ayaa sheegtay in dhowr xabadood lagu weeraray guri dabaq ah oo ku yaalla magaalada Eskilstuna, xalay fiidkii. Booliisku ma aysan helin wax dhaawac...

Wararka ugu Danbeeyay Doorashada Sweden oo mareysa heer dhamaad ah

0
Dalka Sweden waxaa ka socda Doorashada xisbiga cusub ee qabanaya talada Dalka iyadoo sanadkan uu yahay sanad ka xiiso badan Doorashooyinka soo maray dalkan...

Norway iyo Denmark waxay Nolol ahaan ku tiirsanyihiin Gobolada Xadka ee Sweden la wadaagaan

0
wadamada Norway iyo Denmark waxay nolol ahaan ku tiirsanyihiin Dalka Sweden marka la eego Xadka Wadamadan ay la wadaagaan Sweden sidaasi oo ay tahay...

Sharciyada Cusub ee ka dhaqan-galaya Sweden Sanadka 2024

0
Sida Caadiga ah Sanad walbo waxaa sweden ka bilowda Sharciyo Cusub kuwaasi oo dowloada ay kula heshiisay Xisbiyada kale ee Wadanka. Bahda Somaliska ayaa halkan...

Sharciga Cusub ee shaqada Dalka Sweden oo laga heshiiyay Khilaafkiisa

0
buuqa badan ayaa ka dhashay sharciga cusub ee dowlada dooneysay kaasi oo lagu badbaadinayo qofka shaqeeya. Shirkadaha iyo ururada shaqaalaha waxay ka hadleen sida ay...

Laga Bilaabo Bari Sharciyada Corona Sida ay isku badalayaan Sweden ( Akhriso )

0
Laga bilaabo berrito, 1da Juun, dhinacyada nolosha Sweden qaarkood ayaa dib ugu soo laabandoona sidii hore, iyadoo dowladdu fududeysay qaar ka mid ah xayiraadihii...

War Deg Deg Ah: Barlamaanka Sweden oo kalsoonida kala noqday Stefan Lövfen

0
Barlamaanka Dalka Sweden ayaa codka kalsoonida u qaaday goor dhow xukuumada Raisal wasaare Stefan Lövfen iyagoo kala laabtay kalsoonida barlamaanka. ku dhawaad 181 qof ayaa...

Barafka ugu horeeyay oo ka bilaabanaya Koonfurta Sweden dhamaadka isbuucaan.

0
Dabeylo xoogan ayaa la filayaa isbuucaan kaasi oo qaarkood laga dareemay Gobolada Dalka qaarkood waxana digniin laga soo saaray dabeylahaasi oo halis ah. dhanka kale...