Home News in English Dowlada Sweden oo Kordhineysa Waqtiga lagu helo Lacagta Kaalmada Dheerriga ee Guryaha

Dowlada Sweden oo Kordhineysa Waqtiga lagu helo Lacagta Kaalmada Dheerriga ee Guryaha

0
Foto: johan Nilsson

Dowlada Sweden ayaa Qorsheeneysa inay kordhiso Waqtiga lagu Helayo Lacagta kaalmada ee dheeriga taasi oo Dowlada ugu tala gashay Qoysaska dagan guryaha ee laga kabo kirada.

Sababta ugu weyn ee Dowlada u kordhisay ayaa ah Xaalada Dhaqaale ee sii xumaaneysa kana taagan Dunida.

Sida Dowlada Qorsheeneyso 30 June ee Sanadka Danbe ayaa loogu tala galay in la gaarsiiyo Kaalmada Lacagta caawinta ee Guryaha.

Dowlada ayaa sidoo kale dooneysa inay Kordhiso Lacagta Jirada lagu helo ee horay loo kordhiyo iyo waliba dhanka Caafimaadka.

26 October ayay Dowlada u qorsheesay in lasoo afjaro Tixraaca hindisaha Cusub ee lagu kordhinayo Lacagta kaalmada guryaha ee dheeriga.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here