Bank-id ayaa joojinaya wada shaqeyntiisa mobilada qaarkood ee Huawei laga bilaabo Maajo 2024, sida uu qoray Dagens Nyheter.
Adeeggu kuma shaqayn doono talefannada gacanta ee...
Iskuulka Cordoba ee ku yaala Xaafada Kista ayaa go'an lagu gaaray in la Xiro kadib markii ay digniin soo laartay Hay'ada Amaanka Sweden ee...
Raisal Wasaaraha Sweden Ulf ayaa ka hadlay Hadalkii dhawaan kasoo yeeray Hogaamiyaha Xisbiga SD ee ku aadanaa joojinta masaajida cusub ee laga dhiso Sweden...
Hogaamiyaha Xisbiga Sverigedemokraterna oo Khudbad ka Jeediyay Kulan uu Xisbigiisa ku lahaa Magaalada Västerås ayuu ku Sheegay in Sweden laga Joojiyo Dhismaha Masaajida Cusub...
Wasiirka cadaalada Sweden Gunnar Strömer ayaa shaaca ka qaaday in dowlada Sweden ay u furantahay in la baaro suurtagalnimada in dhalashada Sweden laga qaado...
Caalamka:- Ugu yaraan 70 qof oo rayid ah oo u badnaa dad waayeel ah iyo carruur ayaa lagu dilay weerar ka dhacay tuulo ku...
kooxda Malmö FF ayaa ku guuleysatay horyaalnimada Iswiidhan ee 2023 kadib guul ay ka gaartay kooxda.
Isaac Kiese Thelin ayaa xaqiijistay guusha kooxda kadib rigoore...
Dowlada Sweden ayaa tarxiileysa dad kasoo jeeda Wadanka Afganistan kuwaasi oo heesta Diidmo isla markana lagu amray in wadanka ka baxaan.
Afgaanistaan waa mid ka...
Dowladda ayaa muddo lix bilood ah ku kordhisay koontaroolka xudduudaha gudaha ee dalka.
Intii lagu guda jiray shirkii jaraa'id ee maanta, dowladdu waxay sidoo kale...
Ra'yi ururin cusub oo maanta la sameeyay ayaa muujisay sare u kac isdaba joog ah oo dhanka shacbiyad ah ee xisbiga garabka midig ee...














