Home Wararka Caalamka Ku Dhawaad 70 Qof oo ku dhintay Weerarada ka socda Burkina Faso

Ku Dhawaad 70 Qof oo ku dhintay Weerarada ka socda Burkina Faso

0
The vehicle carrying Burkina Faso's new junta leader Capitain Ibrahim Traore leaves the General Sangoule Lamizana military camp in Ouagadougou on October 8, 2022, following the funerals of 27 soldiers killed as they escorted 207-vehicles in a convoy in Gaskinde. - The ambush of the convoy, claimed by Al-Qaeda, officially killed 37 people, including 27 soldiers. Seventy truck drivers remain missing, according to their union. The disaster has become a symbol of the state's inability to secure remote countryside areas and protect local people, 10 years into a bloody jihadist insurgency in the Sahel region. Five days later, Burkina was rocked its second coup in less than nine months -- the fifth in two years in the landlocked West African region. (Photo by Issouf SANOGO / AFP) (Photo by ISSOUF SANOGO/AFP via Getty Images)

Caalamka:- Ugu yaraan 70 qof oo rayid ah oo u badnaa dad waayeel ah iyo carruur ayaa lagu dilay weerar ka dhacay tuulo ku taalal waqooyiga waddanka Burkina Faso horraantii bishan, sida bayaan uu soo saaray uu ku sheegay dacwad-oogaha waddankaas.

Kooxo aan la aqoonsan ayaa weerar ku qaaday tuulada Zaungou oo ku taalla waqooyiga Burkina Faso 5-tii Nofembar, halkaas oo ay ku dileen dadka deegaanka, ayna dab qabadsiiyeen hanti.

Koox ka tirsan hey’adaha caddalaadda oo loo diray inay baaritaan ku sameeyaan ayaa ogaaday in ugu yaraan 70 qof ay dhinteen. Inta badan dhib anayaasha ayaa ahaa carruur iyo waayeel, sida uu bayaan uu soo saaray ku sheegay dacwad-oogaha gobolka.

Waxa ay intaasi ku dartay in aan wali la cayimin tirada saxda ah ee dhaawaca iyo dadka la la’yahay.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here