Home Wararka Caalamka Kooxda Malmö FF oo ku guuleysatay Horyaalka Sweden ee Allsvenskan

Kooxda Malmö FF oo ku guuleysatay Horyaalka Sweden ee Allsvenskan

0
Sawiro/Andreas Hillergren/TT

kooxda Malmö FF ayaa ku guuleysatay horyaalnimada Iswiidhan ee 2023 kadib guul ay ka gaartay kooxda.

Isaac Kiese Thelin ayaa xaqiijistay guusha kooxda kadib rigoore ay heshay kooxdiisa.

– Toddobaadka oo dhan waan ogaa in aan guulaysan doono, ayuu yidhi xidigan oo ka hadlay guusha kadib.

xidiga Taha Ali oo asal ahaan kasoo jeeda dalka Somaliya ayaa wacdaro ka dhigay horyaalka Sweden.

Kooxda Malmö ayaa la filayaa inay kasoo muuqato Horyaalka Champions-liga ee Yurub.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here