Home Wararka Caalamka Bank ID oo joojinaya Isticmaalka App-kooda ee Mobilada Huawei

Bank ID oo joojinaya Isticmaalka App-kooda ee Mobilada Huawei

0

Bank-id ayaa joojinaya wada shaqeyntiisa mobilada qaarkood ee Huawei laga bilaabo Maajo 2024, sida uu qoray Dagens Nyheter.

Adeeggu kuma shaqayn doono talefannada gacanta ee cusub sida Huawei P30, kaas oo soo baxay 2019. Sida laga soo xigtay Bank-id, sababta ayaa ah in ay yarihiin dadka isticmaala.

– Waxaan joognaa waqtigii aan joojin laheyn mana haysanno fursad aan ku sii wadno Waa in la ilaaliyo heerka ugu sarreeya ee amniga sida uu sheegay Charlotte Pataky, sarkaalka saxaafadda ee Bank-id.

Sofia Björnerfors, oo ah maamulaha PR ee Huawei, ayaa ku qortay email in inta badan isticmaalayaasha Huawei ee Iswidhan ay haysta ​​moobilada noocyadii hore uusan saameyn ku yeelandoonin isbadalka.

Somaliska Stokcholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here