Tuesday, August 11, 2026
Maalmo ka hor waxaa baraha bulshada aad loogu faafiyey muuqaal ay haween garaacaya ka duubeen wiil dhalinyaro ah oo shukaansi u aaday gabar degan...
Golaha loo dhan yahay ee Qaramada Midoobay ayaa si aqlabiyad ah u ansixiyay qaraar aan dhaqan gelin oo lagu dalbanayo xabbad-joojin bini'aadantinimo oo degdeg...
Dhawaan Dowlada gaar ahaan laanta Socdaalka ayaa sharuud ku xirtay in qofka dalbanaya Sharciga Deganaanshaha lagu xiro sharuudo adag oo dhanka mushaharka ah taasi...
Shan qof ayaa dhimatay kadib markii wiish uu ku soo dhacay meel dhismo ah oo ku taal Sundbyberg shalay, sida uu xaqiijiyay xafiiska xeer...
Taliska dhexe ee ciidamada Mareykanka ayaa sheegay in markab ganacsi uu haleelay gantaal nooca loo yaqaano cruise-ka oo laga soo riday dhanka Yemen, gaarahaan...
Wararka ka imaanaya koonfurta Qasa ayaa sheegaya in taangiyada Israa'iil ay galayaan magaalada halkaas oo maalmahaan duqeymo iyo dagaallo ay ka socdeen. Arrintaan ayaa xaalad...
Turkiga ayaa soo saaray amar caalami ah oo lagu soo xirayo wiil uu dhalay madaxweynaha Soomaaliya. Waxaa looga shakisan yahay inuu mas'uul ka ahaa shil...
Wasiirka arrimaha dibadda Sweden, Tobias Billstrom, ayaa diiday inuu taageero dalabka xabad joojin ee Gaza oo ay soo bandhigtay Spain Malta, Belgium iyo Ireland. Bellstrom...
Canada waa dal riyo u ah malaayiin qaxooti iyo magangalyo-doon ku nool daafaha dunida, hase yeeshee riyaadaas ah in dalka laga dhigo mid weyn...
Dowladda Australia ayaa sheegtay in ay dhimi doonto kalabar soo galootiga labo sano gudahooda iyadoo isku dayaysa in ay hagaajiso nidaamka socdaalka. Waxay qorsheyneysaa in...