Home Wararka Caalamka Xagee laga helay qaybtii diyaaradda ka go’day iyadoo hawada ku jirta?

Xagee laga helay qaybtii diyaaradda ka go’day iyadoo hawada ku jirta?

0
In this undated file photo released by the Taiwan Ministry of Defense, a Chinese PLA J-16 fighter jet flies in an undisclosed location. China sent a record 28 fighter jets, 14 of them J-16s, towards the self-ruled island of Taiwan on Tuesday, June 15, 2021, the island's defense ministry said, the largest such display of force since China started flying planes towards the island last year. (Taiwan Ministry of Defense via AP)

Baarayaasha ayaa sheegay in la helay qeyb ka mid ah daaqadda diyaaradda Alaska Airlines ee ka go’day xilli ay hawada ku jirtay Jimcihii.

Maamulka ayaa ka raadinayey daaqadda go’day magaalada Portland ee dalka Mareykanka oo markii hore ay ka kacday diyaaradda Boeing 737 Max 9.

Nin macallin ah oo la yiraahdo Bob ayaa helay qeybta maqaneed ee diyaaradda, sida uu sheegay saaka gudoomiyaha ururka hoggaaminaya baaritaanka.

Ilaa 171 diyaaradood oo Boeing 737 Max 9 ah ayaa weli hakad ku jira iyadoo ay socdaan baaritaannada ku saabsan hubinta diyaaradaha.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here