Home Wararka Caalamka Sweden oo kordhisay koontaroolka xudduudaha ee Dalka

Sweden oo kordhisay koontaroolka xudduudaha ee Dalka

0

Dowladda ayaa muddo lix bilood ah ku kordhisay koontaroolka xudduudaha gudaha ee dalka.

Intii lagu guda jiray shirkii jaraa’id ee maanta, dowladdu waxay sidoo kale ku dhawaaqday in codsi loo diray guddiga Yurub si loo xoojiyo la shaqeynta dadka khatarta ku ah amniga ee heerka EU.

Labo Qof oo u dhashay Sweden ayaa dhawaan lagu dilay Caasimada Brussels taasi oo keentay in Dowlada ay kordhisay Baaritaanada dhanka Xuduudaha iyadoo Wadamada Yurub ugu baaqday mid taasi lamid ah.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here