Sweden ayaa hada ku biiraysa safka wadamada xiraya Safarada uga imaanaya UK. Sida uu xaqiijiyay SVT wasiirka arrimaha gudaha Mikael Damberg :
- Waxaan diyaarineynaa xayiraad soo...
Dowlada UK Ayaa shaacisay nuuc Cusub oo Corona kaasi oo ka dhaqsi badan faafitaanka midka hada jira waxana laga helay dhoor qof oo wadanka...
Ilaa iyo 350,000 oo qof ayaa hadda qaatay tallaalkoodii ugu horreeyay ee tallaalka coronavirus ee Boqortooyada Midowday (UK).
Tiradii ugu dambeysay ayaa lagu muujiyay shirkii...
Duqa Magaalada Skien ee Dalka Norwey gaar ahaan Gobolka Telemark oo qabatay shir jaraa'id ayaa raaligalin waxay siisay Somalida ku nool Magaaladeeda kuwaasi oo...
Madaxweynaha Faransiiska Emmanuel Macron oo ah 42 jir waxaa ku dhacay covid-19, laakiin xaaladdiisu waa deggan tahay , afhayeen u hadlay aqalka madaxtooyada ayaa sidaas yidhi, sida uu...
Wareysi uu bixiyay Mikael Ribbenvik oo ah agaasimaha guud Laanta socdaalka ayuu kaga hadlay Qaxootiga sanadkan iska dhiibay wadanka madama lagu jiro xaalad qaxooti...
Baarlamaanka Switzerland ayaa u codeeyay hindise sharciyeedka sharciyeynta guurka dadka isku jinsiga ah.
“Tani waa guul taariikhi ah oo u soo hoyatay dhaqdhaqaaqa LGBTQ,” ayay...
Wasiirka Maaliyada Magdalena Andersson waxay shaacisay inay jiri doonaan taageero cusub oo loo fidiyo shirkadaha, laakiin ma rabto inay sheegto goorta iyo nooca taageerada...
War kasoo baxay Hay'ada UDI ee arimaha Socdaalka u qaabilsan Norway ayaa lagu sheegay in Dib loo dhigay dib u celinta Mustafe Hassan oo...
Barnaamijka dib u dejinta ee Giriigga iyo Jarmalka ee loogu talagalay carruurta qaxootiga ah ee xaaladaha caafimaad ee halista ah iyo qoysaskooda ayaa la...














