Boqortooyada Ingiriiska ayaa maanta dhigtay rikoor cusub oo cudurka ah iyadoo 36,804 kiis oo cusub oo la xaqiijiyey oo ah infekshanka corona 24-kii saac ee la...
Booliska magaalada Bergen ayaa shaaciyay in nin 30 sano jir ah kuna noolaa magaalada Bergen ay toogasho ku dileen habeenimadii xalay.
Sida ay warbixintooda ku...
Wasiirka arrimaha bulshada, Lina Hallingrin, ayaa ku dhawaaqday in Sweden ay bilaabi doonto talaalka ka hortaga Corona Axada soo socota.
Waxay noqoneysaa markii ugu horeysay...
Dowlada ayaa soo bandhigtay mamnuucida safarada ka imaanaya UK kadib markii nooc cusub oo acoronavirus laga helay wadanka gudihiisa kaasi oo saa'id u faafaya,...
Komishanka Yurub ayaa ansixiyay tallaalka Pfizer's / Biontech ee covid-19, taas oo macnaheedu yahay in talaalada la filayo in la bilaabo maalmaha shaqada, 27...
Madaxweynaha cusub ee loo doortay Mareykanka , Joe Biden, ayaa goor dhow laga tallaalay coronavirus. Sida ay qortay wakaaladda wararka AP.
Tallaalka cusub amaan ayay ku leeyihiin madaxweynaha...
Shir jaraa'id oo maanta ay qabatay Dowlada Norway gaar ahaan Wasiirka Caafimaadka iyo Hay'ada Caafimaadka ee Dowlada ayaa lagu soo bandhigay Sharci cusub oo...
Dowlada Norway gaar ahaan Qeybta Caafimaadka ayaa maanta shaacisay in Dowlada ay xirtay Safarada uga imaanaya wadanka UK.
isla Norway ayaa maanta hakad ku sameesay...
Raisal Wasaaraha Sweden Stefan oo maanta la hadlay Raadiyaha Sweden Qeybta P3 ayaa sheegay in Sweden aysan meesha ka saareenin xiritaanka Xadka Denmark halkaasi...
iyadoo ay jirto cabsi dhanka Corona isla markana xanuunka uu sii fidiyo ayaa qaar kamid ah Basaska ka shaqeeya wadanka qaarkood laga joojiyay shaqadooda.
Ururka...














