Home Wararka Caalamka Bandowga Saaran Caasimada Giriiga oo la kordhiyay iyo Sharuudo ku xiran u...

Bandowga Saaran Caasimada Giriiga oo la kordhiyay iyo Sharuudo ku xiran u bixitaanka Banaanka

0

Masuuliyiinta Giriiga ayaa hada kordhinaya bandowga salka ku haya caasimada Athens iyo magaalada labaad ee ugu balaaran ee Thessaloniki mudo 3 saacadood ah.

Waxay qortay wakaalada wararka dpa sida laga soo xigtay Ritzau.

Inta udhaxeysa 18 iyo 05, dadka looma ogolaan doono in ay ka baxaan guriga labada magaalo.

Haddii aad u tageyso dhakhtarka ama aad aadeyso magaalo kale, tusaale ahaan, waa inaad marka hore ogolaansho ka heshaa difaaca madaniga ah adigoo u diraya farriin qoraaleed, dowladda ayaa sidaa sheegtay jimcihii.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here