Home Wararka Maanta UK oo laga helay Corona Cusub oo ka dhaqsa badan Faafitaankiisa midka...

UK oo laga helay Corona Cusub oo ka dhaqsa badan Faafitaankiisa midka hada jira

0

Dowlada UK Ayaa shaacisay nuuc Cusub oo Corona kaasi oo ka dhaqsi badan faafitaanka midka hada jira waxana laga helay dhoor qof oo wadanka ku nool.

Nuuca Coronaha Cusub ee laga Helay Wadanka Ingariiska ayaa ah nuuc ka dhaqso badan midka hada jira boqolkiiba 70-aad waxaa sidoo kale laga helay Dalal ay kamid yihiin Denmark.

Durba waxaa dowlada qaarkood ay ku dhawaaqeen xiritaanka safarada kaga imaanaya dhanka wadanka Ingariiska si ay kaga hortagaan xanuunka cusub.

Taliyaaniga ayaa kamid ah wadamada shaaciyay in ay xireen safarada uga imaanaya dhanka UK.

Tirada ilaa hada Dowlada UK Xaqiijisay in laga helay xanuunka ayaa gaaraya 60 Kiisas oo cusub.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here