Booliska Norwey waxay ka heleen nin meyd ah gurigiisa dhexdiisa, laakiin arinta layaabka leh ayaa ah in laga joogo 9 sano geeridiisa, iyadoo aan...
Wararka laga helayo Degmada Huddinge gaar ahaan guri ku yaalla Flemingsberg ayaa sheegaya in halkaasi lagu dilay hooyo heysatay afar caruur ah.
Hooyada oo Carab...
Xisbiga FRP ee Dalka Norway ayaa soo jeediyay Hindise dhigaya in aan Turjubaan Loo qaban Qof walbo oo wadanka ku Noolaa mudo ka Badan...
Wakaaladda wararka ee Iswiidhan ayaa sheegtay , sida ay ku heshay macluumaad u gaar ah, in sharciga dowladda ee ku saabsan siyaasadda cusub ee soo galootiga uu dib u dhac...
Jarmalka ayaa dib u bilaabay isticmaalka talaalka AstraZeneca coronavirus ee dadka waayeelka ah. Laakiin wasiirka arrimaha gudaha ee dalka Horst Seehofer ayaa diiday inuu qaato...
Cudurka Corona ayaa ku sii kordhaya Iswidhan. Tan iyo shalay, 8,305 kiis oo corona cusub ah ayaa la diiwaan geliyay, maamulka Caafimaadka Sweden ayaa...
Bisha April 11 keeda waxaa ku eg Xayiraadaha Wadanka saaran ee dheeriga lakin Dowlada oo maanta Shir jaraa'id qabatay ayaa kasoo saartay in Xayiraadaha...
Wasaaradda Caafimaadka Jarmalka waxay diiwaangelisay 31 xaaladood oo xinjiro dhiig ah oo ka mid ah dadka lagu tallaalay tallaalka AstraZeneca ee ka dhanka ah...
Maanta, dowladdu waxay soo bandhigeysaa go'aanno cusub oo ku saabsan xaddidaadaha lagu soo rogay si loo xadido faafitaanka cudurka Corona.
Dowladda ayaa la filayaa inay ku dhawaaqdo...
Laga bilaabo 1da Abriil, waxaa jira Shariyo Sweden iska beddelaya. Sharciyada Sweden iska badalaya ayaa kala ah
Waxbarashada gudaheeda
Laga bilaabo Abriil 1, dugsiyadu waxay albaabada...
















