Dowlada ayaa dooneysa inay wax ka bedesho sharciyada dadka imaanaya Sweden kana yimaada wadamada kale. Waa in loo ogolaadaa oo keliya inay Iswidhan joogaan...
Magaalada Izmir, ee dalka Turkiga, waxay masuuliyiintu ka heleen in ka badan 90 tahriibayaal ah oo ku dhuumaaleysanayay konteenarro u socday Talyaaniga sidoo kale...
Hay'ada laanta Socdaalka Sweden ee migrationsverket ayaa musaafurineysa caruurta aanan waalidkooda heysan sharciga dalka.
Caruurta ayaa noqoneysa kuwa ku dhashay wadankan ee waalikooda heysan sharciga...
Dowlada Norway ayaa maanta Shaacisay in wadanka loo furayo qeyb qeyb hadii Xaalada ay sidaan ku socoto.
Waxaa si tartiib tartiib ah loo furi doonaa...
Intii lagu jiray fasaxii Easter-ka jimcihii la soo dhaafay, Hay'adda Amniga ee Sweden (SÄPO) waxay xireen laba qof oo looga shakisan yahay inay qorsheynayeen inay galaan...
Xisbiga SD wuxuu soo jeedinayaa iyadoo la tixraacayo miisaaniyadda guga in la baabi'iyo kabista badan ee qoyska, taasoo ah kabista kaalmada carruurta ee kordhisa...
Danmark waxay fududeysay xayiraadaha. Laga bilaabo Talaadada maanta, goobaha qurxinta iyo kuwa timaha jraha , solariums, iyo iskuulada wadista gawaariada ayaa dib loo furi doonaa.
Waxbarashada...
Dowlada ayaa dooneysa inay daryeelka caafimaad siiso todobo bilyan oo koroon oo dheeri ah si loogu qabtay adeega Corona Virus iyo dadka u baahan...
Heshiiska Midowga Yurub uu la galay Turkiga ee ku aadan in la joojiyo qaxootiga iyo muhaajiriinta ka tagaya xeebaha dalka ayaa loo badinayaa in...
Boqortooyada Ingiriiska ayaa ku dhawaaqday in ay dib u fureyso wadanka gaar ahaan timajarayaasha, dukaamada, jimicsiyada - iyo goobaha banaanka ee lagu baashaalo.
Johnson wuxuu...
















