Home Wararka Maanta Waa Hooyo 23 Sano jir oo heysata 11 Caruur ah kana hadashey...

Waa Hooyo 23 Sano jir oo heysata 11 Caruur ah kana hadashey Riyadeeda

0

Georgian Kristina Oztok  waa hooyo 23 sano jir taasi oo hada ku riyooneysa in ay dhasho caruur gaareysa 100 caruur ah sida ay u sheegtay joornalka Expressen ee Dalka Sweden.

Kristina Oztok ayaa heysata koox kubad oo dhameestiran kana kooban Victoria, Mustafa, Mariam, Irene, Alyssa, Hassan, Jodi, Harper, Anna, Isabella, Ismail, Muhammad, Ahmed, Luqman, iyo Olivia oo dhalatay sanadkan gudihiisa.

Hooyada ayaa dhalmada caruurteeda bilowday iyadoo 17 sano jir ah markaasi oo la kulantay dhinkeeda oo ahaa bilyineer lakin caruurta ay dhashay ayaa ah kuwa ay u isticmaashay uur u jirta hooyoon kale qaab kumeel gaar ah.

Haweeneydan ayaa intaasi ku dartay in riyadeeda ugu weyn ay tahay heysashada 100 caruur ah marka ay gaarto da’da sano jirka ah taasi oo lagu sheegay mid aanan macquul aheyn.

Mar ay ka hadashey arintaasi ayay sheegtay in ay sameyndoonto waxay awooda si ay u hesho caruurtaasi.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here