Home Wararka Caalamka Giriiga oo 10 Sano ku Xukumay Qaxooti Dalkaasi iska dhiibay

Giriiga oo 10 Sano ku Xukumay Qaxooti Dalkaasi iska dhiibay

0

Dowlada Giriiga gaar ahaan Maxkamada ugu sareesa dalkaasi ayaa 10 sano ku xukuntay 4 Qof oo ah qaxooti kuwaasi oo iska dhiibay wadanka kana soo jeeda asal ahaan Dalka Afganistan.

Afarta Qaxooti ayaa lagu heesta dambi la xiriira in ay dab qabadsiiyeen xaruunta Qaxootiga ugu weyn Yurub ee ku taalla Dalkaasi oo dhawaan la gubay.

Xukunka Maxkamada waxaa ka hadlay Qareenkooda kaasi oo sheegay in uu ahaa xukun Cadaalad daro ah madama 3 kamid ah Afarta eedeysane ay ka yaaraayeen Da’da 18 sano jir markii la xiray.

kaamka Moria oo ku taala Lesvos  Dalka Giriiga ayaa ah Xaruun kaam oo ay ku sugnaayeen 13 kun oo Qaxooti ka kala socda Dalalka Suuriya Af-ganistan iyo wadamo kale

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here