Kaararka corona waxay u badan tahay inay diyaar u noqon doono isticmaalkiisa isbuuca dhexdiisa.
Wasaarada caafimadka ayaa kala shaqaynaysa FHI iyo agaasinka caafimaadka Norway si...
Maamulka degmada Göteborg ayaa ku hanjabay in ay ka saarayaan iskuullada Islaamiga ah ee Römosseskolorna goobtooda ka dib markii ay waayeen heshiisyo ijaar ah oo...
Mid kamid ah Wargeysyada Sweden ayaa ka hadlay Caruur dhawaan laga soo tuuray guri ku yaalla Xaafada Hässelby kuwaasi oo mid kamid ah u...
Barlamaanka Dalka Sweden ayaa mudo kordhin u sameeyay Andersson oo ku aadan Dhismaha Dowlada Cusub.
Af hayeenka Andreas Norlén ayaa hogaamiyaha xisbiga Socialdemokraterna Magdalena Andersson...
Labo qarax oo xooggan ayaa gelinkii hore ee maanta oo Talaado ah ka dhacay magaalada Kampala ee caasimadda dalka Uganda, waxaana qaraxyadan ay boolisku...
Maamulka caafimaadka ee Jämtland Härjedalen ee Sweden ayaa dacwad booliis ah u gudbiyay saddex ka mid ah shaqaalaha waaxda caafimaadka iyo daryeelka ee degmada...
Qaybo ka mid ah Yurub waxaa ku soo kordhaya Corona taasi oo hada keeneysa in Xayiraadaha dib loogu soo celiyo
Tallaabooyin badan ayaa si gaar...
Hal qof ayaa ku dhintay mid kalena waa ku dhaawacmay ka dib markii taksi uu ku qarxay afaafka hore ee isbitaal ku yaala magaalada...
Wararka laga helay Xaafada Hässelby ee Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in guri ku yaalla laga soo tuuray labo caruur ah.
Booliska ayaa falkan ka hadlay...
Tirakoob uu sameeyay booliska Sweden ayaa muujiyay in 31-kii October ee sanadkan ay 22 toogasho oo dhimasho ah ka dhaceen caasimadda Stockholm .
Booliska ayaa sheegay in ay heleen 115...













