Home Wararka Maanta Xaafada Hässelby Labo Caruur ah oo laga soo tuuray Balakoonka Guri Dabaq...

Xaafada Hässelby Labo Caruur ah oo laga soo tuuray Balakoonka Guri Dabaq ah

0
Foto: Fredrik Sandberg / TT

Wararka laga helay Xaafada Hässelby ee Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in guri ku yaalla laga soo tuuray labo caruur ah.

Booliska ayaa falkan ka hadlay waxana uu sheegay in labada caruur mid kamid ah uu dhaawaca u dhintay halka kan kale uu dhaawac yahay.

Caruurta ayaa la aaminsanyahay in Dabaqa kasoo dhaceen ama laga soo tuuray iyadoo booliska uu sheegay in ay bilaabeen baaritaan ku aadan arintan.

Labada Caruur ah ayaa lagu sheegay in da’dooda ka yaryihiin 10 sano jir kuwaasi oo marka hore lagu qaaday gaari ambalaas ah.

ugu danbeyn labo Qof ayaa loo xiray Falkaan lakin booliska wali kama warbixin hadii falkaasi ka danbeeyeen.

Somaliska Stockholm

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here