Friday, April 24, 2026
Maamulka caafimaadka ee Jämtland Härjedalen ee Sweden ayaa dacwad booliis ah u gudbiyay saddex ka mid ah shaqaalaha waaxda caafimaadka iyo daryeelka ee degmada...
Qaybo ka mid ah Yurub waxaa ku soo kordhaya Corona taasi oo hada keeneysa in Xayiraadaha dib loogu soo celiyo Tallaabooyin badan ayaa si gaar...
Hal qof ayaa ku dhintay mid kalena waa ku dhaawacmay ka dib markii taksi uu ku qarxay afaafka hore ee isbitaal ku yaala magaalada...
Wararka laga helay Xaafada Hässelby ee Caasimada Stockholm ayaa sheegaya in guri ku yaalla laga soo tuuray labo caruur ah. Booliska ayaa falkan ka hadlay...
Tirakoob uu sameeyay booliska Sweden ayaa muujiyay in 31-kii October ee sanadkan ay 22 toogasho oo dhimasho ah ka dhaceen caasimadda Stockholm . Booliska ayaa sheegay in ay heleen 115...
Dowlada Austria ayaa ku dhawaaqday xayiraado la saaray dadka aan qaadan talaalka laga bilaabo Caawa Saqda dhexe. Qof kasta oo da'diisu ka weyn tahay 12...
Xaalada Corona ee Norway ayaa hada faraha ka baxday waxayna dowlada ku dhawaaqday Tilaabooyin Cusub oo looga hortagayo xanuunka. jonas gahr støre ayaa maanta sheegay...
Labada Xisbi ee S iyo V ayaa markii ugu horeesay miis wada fariistay iyadoo Magdalena Andersson ay tahay hogaanka Xisbiga S. Xisbiga Vänsterpartiet wuxuu soo...
Infekshanka corona ee Jarmalka ayaa gaaray heerkii ugu sareeyay , dalkuna wuxuu sidaas ku yeeshay toddobadii maalmood ee u dambeeyay ee la diiwaangeliyay heerka...
ku dhawaad 2,948 kiis oo cusub oo corona ah ayaa alga diiwaangaliyay wadanka Denark 24 saac ee lasoo dhaafay. Sidaas waxa sheegay machadka Statens Serum...