Home Wararka Caalamka Sweden oo soo saartay Tirada Bukaanada u jiifa Corona Gobolada Dalka

Sweden oo soo saartay Tirada Bukaanada u jiifa Corona Gobolada Dalka

0
Foto: Björn Larsson Rosvall /TT

Tirokoob cusub oo ka soo baxay maamulka caafimaadka Sweden ayaa muujinaya in in ka badan 900 oo bukaan ah hadda lagu daweynayo isbitaallada dalka, taasoo ka dhalatay saamaynta Corona.

Sida ay sheegtay wakaaladda wararka ee Iswiidhan, tirooyinkan ayaa si cad u kordhay tirada dadka iswiidhishka ah ee sida xun ugu xanuunsan Covid-19.

Maanta oo Khamiis ah, tirokoobyadu waxay muujinayaan in 932 Swedish ah oo qaba corona ay daryeel ka helayaan isbitaallada dalka, oo ay ku jiraan dadka ku jira daryeelka degdegga ah.

Tirada ayaa ka badan 100 bukaan, marka loo eego Arbacadii, wakaaladda wararka ee TT ayaa qorta Sidaasi.

Dowlada ayaa ku dadaaleysa inay Xaalada la Tacaasho iyadoo qaadeysa tilaabooyin Cusub

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here