Home Wararka Caalamka Norway oo Bilowday Sharci Cusub oo Haweenka Kaga Hortagayaan Uurka

Norway oo Bilowday Sharci Cusub oo Haweenka Kaga Hortagayaan Uurka

0
Foto: Johanna Sjöqvist Harland/Sveriges Radio

Dowlada Norway ayaa ugu Danbeyn bilowday Sharci Cusub kaasi oo Haweenka kaga Hortagayaan Uurka.

Sharciga ayaa Awood u siinaya Umulisooyinka iyo Kalkaaliyaasha Bixinta Kaniiniga looga Hortago Uurka iyagoo aanan cid kala tashin.

Horay Dhaqaatiirta kaliya ayaa Bixin jiray Kaniiniga looga Hortago Uurka iyadoo Qofka ay ku qaadaneyso mudo.

Haweenka 16 sano jirka iyo ka yar ayaa lagu sheegay kuwa loo Qorayo Nuuca Kaniiniga looga Hortago uurka

Sharciga ayaa bilowday Bishan January bilowgeeda waxana soo dhaweeyay Qeybaha kala duwan ee bulshada.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here