Home Wararka Maanta Eedo lagu soo oogay Madaxdii hore ee Bangiga Swedbank

Eedo lagu soo oogay Madaxdii hore ee Bangiga Swedbank

0

Hay’adda dambiyada dhaqaalaha ayaa dacwad musuqmaasuq ah ku soo oogtay Birgit Bunsen, madaxii hore ee fulinta bangiga Swedebank, sida ay maamulka ku qortay warsaxaafadeed.

Eedeynta ayaa la xiriirta khiyaamo weyn iyo wax isdaba marin lagu sameeyay macluumaadka maaliyadeed ee bangiga.

Falalkan ayaa Bangiga ka dhacay 23 ilaa 24 October 2018, ka dibna 29 January 2019, iyo 20ka Feebarwari 2019.

hadii falkan lagu helo Madaxii hore ee Baniga waxa uu la kulmi karaa Ciqaab adag oo xarig ah

Dhankiisa, qareenka eedaysanaha, Per E Samuelson, ayaa wakaaladda wararka ee Sweden u sheegay in macmiilkiisu aanu wax dambi ah ka lahayn eedaha la xidhiidha wax is-daba-marin iyo in si qarsoodi ah loo shaaciyo macluumaadka ku jira.  

Waa markii ugu horeysay ee taariikhda bangiyada Sweden maxkamad la soo taago madaxii hore ee fulinta mid ka mid ah bangiyada waawey

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here