Home Wararka Maanta Boqorka iyo Boqorada Sweden oo laga helay Caabuqa Corona iyagoo qaatay Talaalka...

Boqorka iyo Boqorada Sweden oo laga helay Caabuqa Corona iyagoo qaatay Talaalka Saddexaad

0
Foto/ Fredrik Sandberg / TT

Boqortooyada Sweden ayaa ku dhawaaqay  in Boqorka iyo Boqorada Sweden laga helay Corona ah waana Boqor Carl XVI Gustaf iyo Boqorada Silvia xubnaha qosyka ee laga helay Covid-19.

Sida laga soo xigtay qoyska boqortooyada, boqorka iyo boqoradda ayaa leh astaamo fudud oo gooni-gooni ah.

“Boqorka iyo Boqorada, oo si buuxda loo tallaaley saddex qiyaasood ee Talaalka ayaa waxaa ku dhacay calaamado fudud waxayna ku dareemayaan xaalad caafimaad,” ayay qasriga boqortooyada ku qortay bayaankeeda.

Qasriga ayaa xaqiijiyay inay raacaan shuruucda looga baahan yahay Qofka ku dhaco Corona Sida in ay ku jiraan la socodka caabuqa.
.

AD

LEAVE A REPLY

Please enter your comment!
Please enter your name here