Friday, April 24, 2026
Booliska dalka Holland ayaa xabsiga u taxaabay ugu yaraan shan qof oo lala xiriirinayo isku dhacyo xalay ku dhex maray dad mudaaharaadayay iyo ciidamada...
Xisbiga Liberalerna ayaa soo jeediyay hindise cusub oo aadan kuwa dambiyada basaasnimo ku lug leh ama dembiyada argagixiso si looga ceshto dhalshada Sweden.    "Waxaan...
Madaxa waaxda howlgallada qaranka ee booliska Sweden NOA, Johan Olsson, ayaa ku tilmaamay toogashadii ka dhacday Sweden mid taariikhi ah. Wareysi uu siiyay Radio Echot , wuxuu codsaday in la kordhiyo agabka iyo...
Midowga Yurub ayaa sare u qaadaya dadaallada lagu joojinayo qulqulka muhaajiriinta aan joogtada ahayn ee isku dayaya inay ka soo galaan Midowga Yurub dhanka...
Xaalada Corona ee Denmarka ayaa ah mid sii kordheysa iyadoo Masuuliyiinta Dowlada ay soo rogeen Xayiraado Corona oo maanta bilaabanaya. Maanta laga bilaabo goobaha Dadweynaha...
Inta badan ardayda Brandkärrsskolan waxay ku hadlaan af-soomaali iyo iswiidhish. Ardayda aan weli baran iswidhishka waxay kaalmo ka helaan ardayda labada luuqadood ku hadasha -...
Maalmihii la soo dhaafay, xaalad Qaxooti adag ayaa ka taagan waxana lagu eedeeyay Belarus iyo Ruushka lakin Ruushka ayaa arintaasi diiday inuu ka danbeeyo. Ruushka...
Afhayeenka baarlamaanka Andreas Norlen ayaa u magacaabay madaxa xisbiga Sooshal dimuqraadiga Magdalena Andersson, wax yar ka hor, dhismaha dowladda, ka dib markii uu is casilay Stefan löfven shalay. Norlenn...
Maxkamadda maamulka ee magaalada Stockholm ayaa maanta go’aan ku gaartay in la joojiyo xiritaanka saddex dugsi oo diinta Islaamka lagu barto oo ku yaalla...
Cilmi-baaris cusub ayaa muujisay in shirkadaha guryaha ee gaarka loo leeyahay ay si aad ah kor ugu qaadayaan kirooyinka meelaha ay ku nool yihiin dadka dakhligoodu yar...